1/8
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 0
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 1
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 2
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 3
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 4
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 5
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 6
Quraanka Somali oo Maqal ah screenshot 7
Quraanka Somali oo Maqal ah Icon

Quraanka Somali oo Maqal ah

Holy Quran Apps
Trustable Ranking Iconموثوق
1K+التنزيلات
24MBالحجم
Android Version Icon7.1+
إصدار الأندرويد
24.01.10(10-01-2024)الإصدار الأخير
-
(0 المراجعات)
Age ratingPEGI-12
تنزيل
التفاصيلالمراجعاتالنُّسَخالمعلومات
1/8

وصف لـQuraanka Somali oo Maqal ah

Quraan (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.

Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.


Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.


Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada 114 ee Al-Naas (macnaheedu yahay dadka) oo ka kooban 6 aayadood.


Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaabta, iyo dhamaan macluumaadka nooleha. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.


Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.

Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

Quraanka Somali oo Maqal ah - إصدار 24.01.10

(10-01-2024)
نُسخ أخرى
ما الجديدTafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka KariimkaMP3 / AudioTafsiir Af Soomaali Quran Quraanka KariimkaSomali Qur'aan

لا توجد آراء أو تقييمات بعد! لترك أول تقييم يرجى

-
0 Reviews
5
4
3
2
1
Info Trust Icon
تطبيق جيد نوصي بهلقد اجتاز هذا التطبيق اختبار الأمان من الفيروسات، البرمجيات الخبيثة أو أي هجمات خبيثة أخرى وهو لا يحتوي أي تهديد.

Quraanka Somali oo Maqal ah - معلومات APK

نُسخة APK: 24.01.10الحزمة: al_quran.somali.koran.islamic.quran
التوافق مع أندرويد: 7.1+ (Nougat)
المطور:Holy Quran Appsسياسة الخصوصية:https://sites.google.com/site/privacy23apps77الأذونات:14
الاسم: Quraanka Somali oo Maqal ahالحجم: 24 MBالتنزيلات: 2الإصدار : 24.01.10تاريخ الإصدار: 2024-06-09 06:15:50الشاشة: SMALLيدعم CPU نوع:
عنوان الحزمة: al_quran.somali.koran.islamic.quranتوقيع SHA1: F7:29:44:74:B6:E6:2D:BF:23:2C:7D:5A:7D:99:9C:CF:DD:3E:55:F3المطور (CN): Arthur Louresالمنظمة (O): ALR Appsمحلي (L): BAHIAالبلد (C): 55ولاية/مدينة (ST): BAHIA

آخر إصدار من Quraanka Somali oo Maqal ah

24.01.10Trust Icon Versions
10/1/2024
2 التنزيلات23.5 MB الحجم
تنزيل

نُسخ أخرى

23.10.02Trust Icon Versions
1/11/2023
2 التنزيلات23 MB الحجم
تنزيل
3.0Trust Icon Versions
21/4/2020
2 التنزيلات4 MB الحجم
تنزيل
1.5Trust Icon Versions
11/12/2018
2 التنزيلات3.5 MB الحجم
تنزيل

تطبيقات من الفئة نفسها

قد يعجبك أيضًا...